Nuun - Muxammad Yuusuf - Books - Garanuug Limited - 9781838400804 - January 31, 2021
In case cover and title do not match, the title is correct

Nuun

Muxammad Yuusuf

Price
$ 29.99

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Aug 13 - 27
Add to your iMusic wish list

Nuun

Nuun: Qalin iyo Qoraalkii.

Wanaajinta Qoraalka.




"Hadalkana sar weedhiisa

Una saaf qofkii waaya

Ha ka tegin sarbeebtiisa

Hana gelin sursuur oodan

Hana lumin sargoyntiisa

Hana liqin sangaabtiisa

Ha ku saxan badheedhkiisa

Runta sogordoh haw yeelin

Ha suldaarin dooddiisa

Sisibaa wadaaggiisa

Sababee abbaartaada

Hana badin su'aashiisa

Sarrifkiyo tilmaantiisa

Saddex erey halkii dooni

Soddon yaanay kaa qaadan

Siddi-qabaxi yay raacin

Sare haw dhig-dhigin luuqda

Gacantana ha saydh-saydhin

Hana odhan wax sawliila."




-Hadraawi, Sirta Nolosha.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released January 31, 2021
ISBN13 9781838400804
Publishers Garanuug Limited
Pages 440
Dimensions 129 × 198 × 25 mm   ·   426 g
Language Somali  

Show all

More by Muxammad Yuusuf